xuruubbamid ld xaruumid.
xuruubban1 ld xaruun¹. xuruubban2 ld xa-ruun². xuruuf eeg xaraf.
xuruumid ld xaruumid.
xuruun1 ld xaruun¹. xuruun2 ld xaruun². xus1 1. Allabari cid dhimatay loo sameeyo. 2. Damaashaad loo sameeyo dhacdo taariikh leh. xus2 1. Wax soo hadal qaadid. 2. Cid dhimatay Allabari u samayn. 3. Dhacdo tariikh leh xaflad u samayn. xusan Wax la xusay ahaansho.
xushlayn eeg xushlee.
xushle 1. Orod laafyo badan. 2. Si xarrago iyo mardaaddi leh u socoshada.
xushlee Orod xushle ah ordid.
xushmad ld xushmo.
xushmadarro Xushmo la'aanshada.
xushmadayn ld xushmayn.
xushmadee ld xushmee.
xushmayn eeg xushmee. ld xushma-dayn.
xushmee Cid xushmo u yeelid. ld xushmadee.
xushmo Sharaf iyo wanaag laga kasbado bulshada dhexdeeda; xurmo; muuno. ld xishmo, xushmad.
xusid eeg xus².
xusli 1. (f.g) Wax dhudhun ku cabbirid. 2. (f.mg) U x.: wax ama cid u iilasho. 3. (f.g) Orod gaaban ordid.
xuslin eeg xusli.
xusnaan eeg xusan. ld xusnaansho.
xusnaansho ld xusnaan.
xusul ld suxul.
xusulduub1 ld xusulduubid. xusulduub2 Orod gacmuhu laaban yihiin xawli gaaban ku ordid. xusulduubid eeg xusulduub². ld xusul-duub¹.
xusullaysasho eeg xusullayso. ld xusul-laysi.
page : 1570 of 1584
<< < 1565 1566 1567 1568 1569 1570 1571 1572 1573 1574 1575 > >>