Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: herso
calaamaysi ld calaamadsasho.
calaamaysnaan ld calaamadaysnaan.
calaamaysnaansho ld calaamadaysnaan.
calaamayso ld calaamadso.
calaambereg ld calaamberi.
calaamberi Nooc ka mid ah quraanyada waaweyn oo midabbo kala duwan leh oo jecel macaanka. ld calaambereg, calaameleg.
calaamee ld calaamadi.
calaameleg ld calaamberi.
calaamo 1. (-ooyin, m.l) Tilmaan gaar ah oo wax leeyahay oo waxyaabaha la nooca ah looga garto; astaan. 2. Belo; masiibo. 3. C. ah: curyaan. ld calaamad.
calaan 1. Qof garaadkiisu aad u yaryahay. 2. Cilin.
calaancal (1) ld calaacal¹.
calaancal (2) ld calaacal³.
calaancalid ld calaacalid.
calaanji (1) ld calaanjiyid.
calaanji (2) 1. Cunno meyrax iwm gowsaha ku jilcin. 2. Wax si aan habboonayn isugu qasid.
calaanjin ld calaanjiyid.
calaanjis ld calaanjiyid.
calaanjiyid eeg calaanji². ld calaanji¹, calaanjin, calaanjis.
calaaqaad ld calaaqo.
calaaqad ld calaaqo.
calaaqo Xiriirka ka dhexeeya laba qof, dowlado iwm. ld calaaqaad, calaaqad, cilaaqaad, cilaaqad, cilaaqo.
calaf (1) 1. Dheef xag Ilaah ka qoran; risiq. 2. Nasiib.
calaf (2) Kab duug ah.
calaf (3) 1. U c.: Ilaah, cid wax risiq ugu dhigid. 2. U c.: Ilaah, cid wax nasiib ahaan u siin.
calafsad ld calafsasho.
calafsasho eeg calafso. ld calafsad, calafsi, calfad, calfasho.
calafsi ld calafsasho.
calafso Wax calaf ka dhigasho. ld calfo.
calako Haweeney aad nacas u ah.
calakonnimo Calako ahaansho.
<< < 201 202 203 204 205 206 207 208 209 210 211 > >>

 

Exit mobile version