Calaf

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dheef xag Ilaah ka qoran; risiq. 2. Nasiib.


Calaf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lfo, m.l)

Kab duug ah.


Calaf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-lfay, -laftay; -lfi)

1. U c.: Ilaah, cid wax risiq ugu dhigid. 2. U c.: Ilaah, cid wax nasiib ahaan u siin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calaf

calafsad | calafsasho | calafsi | calafso | calfad | calfasho | calfid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg