calafso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax calaf ka dhigasho. ld calfo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calafso

calafsasho [m.f.dh]
eeg calafso. ld calafsad, calafsi, calfad, calfasho.

calfo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-faday, -fatay)
ld calafso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg