Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: dhabataysi
reen2   Hal dhashay, qof buka, libaax iwm reen samayn. ld riin². reer   1. Laba qof oo isqaba iyo ubadkood; qoys. 2. Dhawr qoys oo wadaaga dhalasho ama degaan.
reerbaaddiye  Dad miyiga ku nool ee aan reer magaalaha ahayn; reermiyi.
reerbaaddiyenimo  Reerbaadiye ahaan-sho.
reerbeled  Reermagaal.
reercad  Geela iyo riyaha.
reerguuraa1  Dad xoola dhaqata ah ee hadba degaan cusub u guura. reerguuraa2  Dhaqanka beeraleyda daaqsatada ayaa in ay u kale kaxeeyaan kadimadooda iyo dhyohooda laba gobol oo cimiladoodu kala duwantahay. Gobollada buuraleyda ah xoolaha waxa laga kaxeeya daaq-buuredka jiilaalkii waxaana dib loogu soo celiyaa xagaaga. reerguuraraac  ld guuraraac.
reerguuraraacnimo  ld guuraraac-nimo.
reermadow  Idaha iyo lo'da.
reermagaal  1. Dadka intiisa magaalooyinka ku nool. 2. R.ah: qof ilbax ah. ld reermagaalo.
reermagaalnimo  Qof reer magaal ah-aansho.
reermagaalo  ld reermagaal.
reermiyi  Dadka miyiga ku nool.
reermiyinnimo  Reermiyi ahaansho.
reeryee   ld heeryee.
reeryeyn  ld heeryeyn.
reeryeysan   ld heeryeysan.
reeryeysnaan  ld heeryeysnaan.
reeryeysnaansho  ld heeryeysnaan.
reeryo  ld heeryo.
reexaan  ld riixaan.
rejee   ld rajee.
rejen  ld rajab.
rejeyn  ld rajayn.
rejo  ld rajo.
reydab  Geed hareeriga u eg, qodax lahayn, ubax cad oo udgoon leh, oo laga goosto udbaha aqallada.
reyfali  Quful weyn.
reynree   Farxad iyo barwaaqo ku noolaad. ld reyree.
page : 22 of 40
<< < 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 > >>

 

Exit mobile version