durjisasho ld durugsasho.
durjisi ld durugsasho.
durjisnaan ld durugsanaan.
durjisnaansho ld durugsanaan.
durjiso ld durugso.
durki 1. Wax meel yiil sikin. 2. Wax fogeyn. ld durgi, durji, durqi.
durkid eeg durug. ld durjid, durqid, durqis².
durkin eeg durki. ld durgin, durgis, durjin, durjis, durkis, durqin, du
durkis ld durkin.
durmad ld dummad.
durqi ld durki.
durqid ld durkid.
durqin ld durkin.
durqis1 ld durkin. durqis2 ld durkid. durqun Hadal xaniif iyo gardarro leh oo la is dhaafsado.
durraamad ld durraamasho.
durraamasho eeg durraamo. ld durraamad.
durraamo1 D. ah: neef in lagu allebaryo loogu talaggalay. durraamo2 1. (f.g) Ilaah baryid. 2. (f.g/lg) Ka d./d.: wax weyddiisasho saraadii ku jirto; yu'asho; dhaawasho. durrin Dhul bannaan oo degaanka ku wanaagsan. ld derrin.
durriyad Dad aabbe keliya ka soo wada farcamay.
durruje Nooc quraca waaweyn ka mid ah.
durruq1 D. ah: neef, cudur iyo da'la tabar darreeyey. durruq2 Neef, cudur iyo da'awgeed la tabar darreyn. durruqaan 1. Ci'da dameeraha. 2. Hadal edebdarro ku jirto oo qof aan xishoonayni ku hadlo.
durruqid eeg durruq².
durruqsad ld durruqsasho.
durruqsasho eeg durruqso. ld durruq- sad.
durruqso Si itaal yari iyo jirro ka muuqato u socosho.
page : 211 of 218
<< < 206 207 208 209 210 211 212 213 214 215 216 > >>