Durruq

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

D. ah: neef, cudur iyo da'la tabar darreeyey.

Durruq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Neef, cudur iyo da'awgeed la tabar darreyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga durruq

danaani | durruqaan | durruqid | durruqsad | durruqsasho | durruqso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg