Durraamo
Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga: (-ooyin, m.l)D. ah: neef in lagu allebaryo loogu talaggalay.
Durraamo
Qaabnaxa: f.g/lg3 Isrogrogga: (-aantay, -aamatay)1. (f.g) Ilaah baryid. 2. (f.g/lg) Ka d./d.: wax weyddiisasho saraadii ku jirto; yu'asho; dhaawasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga durraamo ↴
durraamasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg