Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: waddoohiye
calaf1  1. Dheef xag Ilaah ka qoran; risiq. 2. Nasiib. calaf2  Kab duug ah. calaf3  1. U c.: Ilaah, cid wax risiq ugu dhigid. 2. U c.: Ilaah, cid wax nasiib ahaan u siin. calafsad  ld calafsasho.
calafsasho  eeg calafso. ld calafsad, calafsi, calfad, calfasho.
calafsi  ld calafsasho.
calafso  Wax calaf ka dhigasho. ld calfo.
calako  Haweeney aad nacas u ah.
calakonnimo  Calako ahaansho.
calakud  Nooc deerada ka mid ah oo buuraha ku nool.
calal  1. Maro aad duug u ah. 2. Cad maro ah.
calalayn  eeg calalee.
calalee  Maro, calal ka dhigid.
calali  Cunto, meyrax iwm gowsaha ku jilcin.
calalin  eeg calali. ld calalis (2).
calalis  1. Cuntada inteeda la calashado. 2. ld calalin.
calaloobid  eeg calalow.
calalow  Calal noqosho.
calalsad  ld calalsasho.
calalsasho  eeg calalso. ld calalsad, calalsi, calashad, calashi.
calalsi  ld calalsasho.
calalso  Cunto gowsaha ku burburin. ld calasho.
calan1  1. Cad maro ah oo dowlad, hay'ad, maamul iwm astaan u ah. 2. Midab madow oo ay iduhu qaarka hore ku yeeshaan. calan2  Barwaaqo, caafimaad iwm oo ka muuqda xoolaha jirkooda. calandejin  Calan dejinta.
calanhaye  Ciyaarta kubbadda cagta labada qof ee garsooraha caawiya midkood. ld calanwale.
calannaqsad  ld calannaqsasho.
calannaqsasho  eeg calannaqso. ld calannaqsad, calannaqsi, calyannaqsasho, calyannaq
calannaqsi  Soo celinta iyo calalinta ay xooluhu ku sameeyaan cuntada calooshooda ku jirta. ld calannaqsasho.
calannaqso  Calannaqsi sameyn. ld calyannaqso.
page : 25 of 95
<< < 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 > >>

 

Exit mobile version