waxyeellee Cid waxyeello gaarsiin.
waxyeello Dhibaato.
waxyi Farriin uu Alle u soo dhiibo ambiyadiisa.
waxyoo Ilaah waxyi cid wax ugu sheegid.
waxyood eeg waxyoo.
way Eray lagu muujiyo xanuun ama oggolaashadarro.
wayaakayn eeg wayaakee.
wayaakee Hanti xoolo nool ah siin.
wayaako Hanti xoolo nool ah oo aan badnayn; wayaqaal.
wayaayin Meel bannaan ah oo aan dhir lahayn.
waydaar Waddo yar.
wayeeloobid eeg waayeelow. ld waayeelid.
wayig Ka w.: wax la samayn lahaa ka naafasho. ld wayigo.
wayigasho ld wayigid.
wayigid eeg wayig. ld wayigasho.
wayigo Ka w.: wax la samayn lahaa ka naafasho. ld wayig.
wayooko Meel lagu gabbado, lagu dhuunto.
wayqaal Wayaako.
waytamid eeg waytan.
waytan Ciil dartii way ku celcelin.
webi1 Biyo xoog leh oo durudur iyo togba ka weyn oo aan badanaa go'in. webi2 (juqr.) Durdur biyo macaan ah kaasoo ugu yaraan qayb sannadka ka mid ah ay ka weyntahay dur dur yar, waxayna martaa kanaal dabiici ah, oo ay dhinacyada ka xadeeyaan qarar, kuna shubma badda ama xaro, ama webi kale. webi3 1. Cid wax u diyaarin. 2. Cid qaddarin la'aan u muujin. webin eeg webi².
webis Nooc cawska ka mid ah oo lo'du daaqdo aadna ugu cayisho.
wecel1 ld wacal¹. wecel2 ld wacal². wed1 Geeri; dhimasho. ld wad. wed2 Wax dilid. wedder1 ld waddarid.
page : 29 of 40
<< < 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 > >>