Wed

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Geeri; dhimasho. ld wad.


Wed

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Wax dilid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wed

wad | waddar | waddarid | had | malag | malakamawd | marsoobbax | wadki-arag | wedder |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg