Waxyeellee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Cid waxyeello gaarsiin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waxyeellee

casiimo | cayayaandile | hangaggurro | hargaamo | shirqool | waxyeellayn | waxyeellaysan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg