agan 1. Ceel biyo badan leh; naq badan. 2. A. ah: xoolo, ceel, dhul iwm oo aan intifaac lahayn.
agas Cunto la siiyo dadka aasaya qof dhintay oo qabriga lagu dul cuno.
agjoog Wax meel u dhow ku sugnaan.
agjoogid eeg agjoog.
agjooji Wax, wax kale oo taagan meel u dhow istaajin.
agjoojin eeg agjooji.
agliil Cuntada la siiyo arooska toddobada beri ee ugu horreysa.
aglool1 1. Xoolaynta weel gocaya la xooleeyo. 2. Jaangooyada hore ee wax la dhisayo ama la samaynayo. 3. ld agloolid. aglool2 1. Weel gocaya ah xoolayn. 2. Guri dhisid. agloolan Wax la agloolay ahaansho (aqal, weel, gocaya ah iwm).
agloolid eeg aglool². ld aglool¹ (3).
agloolnaan eeg agloolan. ld agloolnaansho.
agloolnaansho ld agloolnaan.
agmar1 Shiifow. agmar2 Wax, meel u dhow socod ku dhaafid. agmari Wax, wax kale meel u dhow socod ku dhaafin.
agmarid eeg agmar².
agmarin eeg agmari.
agool Qolof cad oo madaxa yeesho marka uu basaaso.
agoomayn eeg agoomee.
agoomee Ilmo agoon ka dhigid.
agoomoobid eeg agoomow. ld agoonoobid, agoontoobid.
agoomow Wax agoon ah noqosho (ilmo). ld agoomow, agoontow.
agoon1 (agoon/-nno, m.dh) Wiil yar oo aabihii dhintay. agoon2 Gabar yar oo aabbeheed dhintay. 2. (m.u) Carruur aabbahood dhintay. agoonnimo Agoon ahaansho.
agoonobid ld agoomoobid.
agoonow ld agoomow.
agoontoobid ld agoomoobid.
agoontow ld agoomow.
page : 32 of 75
<< < 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 > >>