agmar
(m.l)

Shiifow.

agmar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Wax, meel u dhow socod ku dhaafid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh agmar

xagmar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Xagmaalid. 2. Qayb candhada xoolaha mayrax ku marid.

xagmarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagmar.

agmari [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
Wax, wax kale meel u dhow socod ku dhaafin.

agmarid [m.f.dh]
eeg agmar².

agmarin [m.f.dh]
eeg agmari.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg