Agliil

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.dh)

Cuntada la siiyo arooska toddobada beri ee ugu horreysa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga agliil


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg