Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: dalankacee
ganuunsanaansho ld ganuunsanaa.
ganuunsasho eeg ganuuns.
ganuunso Ganuun u yeelash.
gar (1) 1. Timaha ka baxa dhabannada iyo daamanka ragga. 2. Halka ay isaga yimaadaan labada daan. 3. Garraarka haweenka guntintiisa. 4. Dhan, dhinac. 5. Xarig adag oo awrta lagu raro. 6. Wadnaha intiisa adag oo baruurta yeelata. ld ge.
gar (2) 1. Dood loogu xaqsoorayo laba dhinac oo arrin isku haya. 2. Daw; xa.
gar (3) Caaradda ama afka astaan ama midab gaar ah uga yeeli.
gar-allayn eeg gar-alle.
gar-allee “Gar-alle” ku heli.
garaabbiido ld garab'ayd.
garaabbiidoobid eeg garaabbiido.
garaabbiidow Garaabbiido qaadid (neef geel ah.
garaabid eeg garow.
garaac (1) 1. Ku dhufashada wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale loogu dhufto. 2. Nuugid badan. 3. ld garaaci.
garaac (2) Dhir la beerto oo la cuno inta ay curdanka tahay oo aanay weli miro yeela.
garaac (3) 1. Wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale ugu dhufasho. 2. Dhaaryid. 3. Nafley gacan wax ku yeelid. 4. Makiinad wax ku qorid. 5. Gacan kaga dhawaajin (qalab muusiko.
garaacan Wax la garaacay ahaansh.
garaacid eeg garaac³. ld garaac¹ (3), garaaci.
garaacis ld garaaci.
garaacnaan eeg garaacan. ld garaac- naansh.
garaacnaansho ld garaacnaa.
garaad Kartida maskaxdu u leedahay waxgarashada; caqli; dhu.
garaad (1) Nin qolo madax u ah; ugaas; waba.
garaadaysasho ld garaadsash.
garaadayso ld garaads.
garaadlaawe Qof aan fahamsanayn xaaladda lagu suganyahay; aan lahayn garaad fiica.
garaadley (c.nafl.) Duul ka tirsan naasleyda oo ay ka mid yihiin daayeerada iyo dadk.
garaadsasho eeg garaadso. ld garaadaysasho, garaads.
garaadsi ld garaadsash.
garaadso Da'wax lagu fahmi karo gaarid. ld garaadays.
garaadxumaan eeg garaadxun. ld garaadxumaamsho, garaadxumi, garaadxum.
<< < 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 > >>

 

Exit mobile version