garaadso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Da'wax lagu fahmi karo gaarid. ld garaadays.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garaadso

garaadsasho [m.f.dh]
eeg garaadso. ld garaadaysasho, garaads.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg