Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qar-iskaxoor
sar2  Wax jeexdin yar u yeelid. saraacimo  Libaaxbadeed aad u weyn oo gafuur dheer iyo ilko kuwa miinshaarta u eg leh.
saraad1  1. Wax dhici doona oo la sii sheego. 2. Calaamado iyo dhacdooyin tus-meeya wax dhici doona. saraad2  1. Wax dhici doona mala-awaalid. 2. Dhacdooyin tilmaamid. saraadi  Wax dhici doona mala-awaalid.
saraadid  eeg saraad².
saraadin  eeg saraadi. ld saraadis.
saraadis  ld saraadin.
saraakiil  eeg sarkaal.
saraar  Weylo daaqa oo aan dhibaato mudanayn caanaha hooyada hadday waa-yaan.
saraarogabbalayn  saraarogabbalee. ld saraarogabbalays.
saraarogabbalays  ld saraarogab-balayn.
saraarogabbale  Arar laga hormariyo intaan la guda gelin hadal du-lucdiisa.
saraarogabbalee  Hadal dulucdiis intaan la gudagelin arar sheegid.
saraaxad  Wax sheegidda si cad oo aan qaris lahayn wax loo sheego.
saraayayn  eeg saraayee.
saraayee  Cid dhibaato weyn gaarsiin.
saraayo  Dhibaato weyn; dareen.
sarab1  Ulo dhuudhuuban oo wax lagu dhiso. sarab2  Ulo yaryar meel ku teedid. sarac1  1. Mudmudidda geed la rabo in dhacaan laga keeno la mudmudo. 2. Beerfal. 3. Saf. sarac2  Laabatada hoose oo gumaarka (bisqanlayda) iyo bowdadu iska galaan. ld sarcan¹. sarac3  1. Wax beerid. 2. Geed qoyan si xabag u dhalo mudmudid. sarajoog1  1. Taagnaanta qof taagan-yahay. 2. ld sarajoogid. sarajoog2  Qof wax taagan noqosho. sarajoogid  eeg sarajoog². ld sarajoog¹ (2).
sarajoogsasho  eeg sarajoogso.
sarajoogso  Fadhi ka istaagid.
sarakac1  Ka istaagidda fadhi laga istaago. ld sarakicid. sarakac2  Fadhi ka istaagid.
page : 34 of 118
<< < 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 > >>

 

Exit mobile version