Sarakac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ka istaagidda fadhi laga istaago. ld sarakicid.

Sarakac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -kici)

Fadhi ka istaagid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sarakac

sarakicid | xummad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg