Findoob
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Fin yaryar oo aan cudur ahayn oo dadka dhallinta yar wejigooda ka soo yaaca.
Findoob
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Fin yar oo malax afka ku wata oo maqaarka ka soo baxa waxay noqon kartaa infekshin baktiiriyaad ee daloollada maqaarka oo xirmay iyo dufan ay soo daayeen qanjirrada xayrta ee maqaarka ku yaal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga findoob ↴
maaqal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg