dabaysho 1. Dhanka dabayshu ka imanayso, aadid. 2. Xoolo lumid.
dabbaabad Baabuur qafilan xabbadda candiga ahi aanay karin oo lagu dagaallamo.
dabbaal1 1. Nacas; axmaq. 2. ld dabbaalid. dabbaal2 ld dabaal. dabbaal3 Wax jahaday u socdeen mid ka duwan u weecin; soo celin (xoolo). dabbaalad ld dabaalasho.
dabbaalasho ld dabaalasho.
dabbaaldeg1 1. Damaashaad lagu sameeyo fardo la cayaarsiinayo. 2. Cayaaro iyo waxyaalo kale oo farax lagu muujiyo oo loola jeedo maalin taariikh weyn leh oo la xuso. dabbaaldeg2 1. Maalin muhiim ah ciyaar ku xusid. 2. Fardo ku damaashaadid. dabbaaldegid eeg dabbaaldeg².
dabbaali ld dabaali.
dabbaalid eeg dabbaal³. ld dabbaal¹ (2).
dabbaalin ld dabaalin.
dabbaaljoog ld dabaaljoog.
dabbaaljoogle ld dabaaljoog.
dabbaaljooglee ld dabaaljooglee.
dabbaaljoogleyn ld dabaaljoogleyn.
dabbaaljoogtee ld dabaaljooglee.
dabbaaljoogteyn ld dabaaljoogleyn.
dabbaaljoogto ld dabaaljoog.
dabbaalnimo Dabbaal ahaansho.
dabbaalo ld dabaalo.
dabbaalsii ld dabaali.
dabbaalsiin ld dabaalin.
dabbaalsiis ld dabaalin.
dabbaan1 1. Webi, durdur iwm meesha ugu biyo yar ee lugta looga gudbi karo. 2. ld dabbaanid. dabbaan2 Fallaar aan dheg lahayn oo sida waranka u dhuuban; lama saaro mariid, waxaa loogu talaggalay in ay wax naafayso. dabbaan3 Webi, durdur iwm lug uga gudbid meesha ugu biyo yar. dabbaanid eeg dabbaan³. ld dabbaan¹ (2).
dabbaq ld dabaq².
page : 19 of 218
<< < 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 > >>