Dabbaabad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l/-baad, m.dh)Baabuur qafilan xabbadda candiga ahi aanay karin oo lagu dagaallamo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabbaabad ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

