Dabbaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Nacas; axmaq. 2. ld dabbaalid.
Dabbaal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:ld dabaal.
Dabbaal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)Wax jahaday u socdeen mid ka duwan u weecin; soo celin (xoolo).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabbaal ↴
waddac | ahbal | ahbalad | axmaq | baaraandeg | dabaal | dabaalasho | dabaali | dabaalin | dabaaljoog |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg