Af-Soomaaliga ayaa ka mid noqday 24 luqadood oo cusub oo lagu daray tarjumaadda Facebook
Facebook ayaa isticmaala sirta farsamooyinka (artificial intelligence) si loo hagaajiyo moodhadhka mashiinnada taas oo u oggolaanaya barta bulshada in ay aqoonsadaan oo tarjumaan 24 luqadood oo cusub. Luuqadaha cusubi …

