adamiyeysoNafley ugaarsi ku noolaan.
adan1. Libaaxa tan dheddig; gool. 2. Ugaarta ama dugaagga intooda laayaanka ah. 3. Koox libaaxyo ah.
adar1. (-rro, m.dh) Dheri weyn. 2. Qoolley. 3. Geed ka mid ah dhirta aan qodax lahayn.
adarbiciidld adaarbiciid.
adaygld adkaan.
addeec1ld addeecid.
addeec2Cid amar la faray qaadasho.
addeecideeg addeec². ld addeec¹, addeecis.
addeecisld addeecid.
addeecsanWax amar la siiyey addeecay ahaansho (qof).
addeecsanaaneeg addeecsan. ld addeecsanaansho.
addeecsanaanshold addeecsanaan.
addimaadld addimid.
addimideeg addin². ld addimaad, addin¹.
addin11. Afarta lugood ee xawayaanka middood. 2. ld addimid.
addin21. (xis.) Tirada kulannada loo baahanyahay in baro lagu muujiyo xarriiq dusheeda, qaab ama adke. Shaxan sallax ah waa laba addimaale, shaxan adke ahna waa saddex addimaale. 2. (xis.) Baaxadda shaxan sallax ama adke ah. 3. (xis.) Mid ka mid ah xaddiyada fisigeed ee salka ah oo loo adeegsan karo in lagu tibaaxo xaddiyo kale.
addin3ld aadaan² (1).
addinmaalld muruqmaal.
addoomoobideeg addoomow.
addoomowAddoon noqosho.
addoon1Nin aan xor ahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; cabiid; bidde.
addoon2Naag aan xor ahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; biddad.
addoonnimoAddoon ahaansho.
addoonsadld addoonsasho.
addoonsashoeeg addoonso. ld addoonsad, addoonsi.
addoonsild addoonsasho.
addoonsoCid addoon ka dhigasho.
adduun1. Dhulka iyo waxa deggan; ifka lagu noolyahay; duni. 2. Hanti badan. ld adduunyo.
adduunweyneAdduunka oo dhan. ld adduun.
adduunyold adduun.
<< < 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 > >>