ruuqaansasho ld ruqaansasho.
ruuqaansi ld ruqaansasho.
ruuqaanso ld ruqaanso.
ruuqid eeg ruuq.
ruur R. ah: dad, alaab iwm oo da'weyn gaaray.
ruuri Wax gaboobay xannaaneyn.
ruurin eeg ruuri.
ruus R. ah: fadhiid.
Ruushka Wadanka Ruushka (Af-Ruush: Россия, Af-Ingiriis: Russia) waa wadanka ugu weyn aduunka, waxoona ku yaalaa qaaradaha Yurub iyo Aasiya. Caasimadiisu waa Moskow (Moscow)
ruux 1. Naf. 2. Qof.
ruuxaan ld rooxaan.
ruuxgoo Nafley nafta ka qaadid.
ruuxgoyn eeg ruuxgoo.
ruuxi1 Waxyaalaha qarsoon ee dadku aaminsan yihiin jiritaankooda. ruuxi2 Nafley dhimanaysa naf ka dhawrid. ruuxin eeg ruuxi².
rux 1. Haan caano ku jiraan lulid si subag looga dhaliyo. 2. Wax gilgilid.
ruxad ld ruxasho.
ruxan1 Wax la ruxay noqosho (laan geed, haan caano ku jiraan iwm). ld ruxmo. ruxan2 Haan caano ku jiraan wax la ruxay ahaansho. ruxasho eeg ruxo. ld ruxad.
ruxid eeg rux.
ruxmasho eeg ruxmo.
ruxmid eeg ruxan¹. ld ruxmasho.
ruxmo ld ruxan¹.
ruxnaan eeg ruxan². ld ruxnaansho.
ruxnaansho ld ruxnaan.
ruxo 1. (f.g) Qof, wax hilasho. 2. (f.g) Qof, haan caano ku lulasho. 3. (f.mg) Wax iskood u lulasho ama gilgilasho.
page : 40 of 40
<< < 35 36 37 38 39 40