Ereyga Maanta: maneysi
wiriiryaan  Wax farabadan oo meel wada jooga oo intaas is dabammaraya.
wiriq  1. Halaq aan wax qaniinin. 2. ld biriq¹.
wiriqlaawe  (kiim.) Walax adke ah oo aaney atamyeedeedu lahayn ha-bayn qumman. Taas macnaheedu waa ma aha wiriq.
wiriqle-aayooneed  (kiim.) Wiriqle ka kooban ayoonada laba curiye ama in kabadan.
wiris  Shimbir la shaqaysa herinta; maras.
wirwir1  1. Dhalanteed. 2. Socodka la socdo wakhtiga qorraxdu aad u kulushahay. 3. ld wirwirid. wirwir2  Wakhti qorraxdu aad u kulushahay socosho. wirwirid  eeg wirwir². ld wirwir¹.
wisaayad  ld wasaayad.
wishaar1  Doon ama markab cusub oo kolkaas dibedda iyo badda loo saaray. wishaar2  Wax duugoobay sidii uu hore u ahaa ka dhigid (guri, doon, iwm). wishaarid  eeg wishaar².
wiswis1  1. Qof oo dooq adag leh. 2. ld waswaas¹. wiswis2  1. Dooq adag lahaansho.². ld waswaas². wiswisi  1. Cid wax kasta oo ay samayn lahayd ka shakisiin. 2. ld was-waasi.
wiswisid  eeg wiswis². ld waswaasid.
wiswisin  eeg wiswisi. ld waswaasin.
witir  ld watar.
wiyeer  1. Biyo culus oo dhanaan yari ku jiro. 2. Biyo aan xareed ahayn. 3. ld wayeer.
wiyil1  Nafley aad u weyn oo labo gees wejiga ku leh, waxaa ku gaashaa-man harag aad u qiro weyn una adag. wiyil2  Nafley aad u weyn oo labo gees wejiga ku leh, waxaa ku gaashaa-man harag aad u qiro weyn una adag. woob  Midab hurdi ah.
wood1  Cod doorasho. wood2  Cod cid lago dooranayo bixin. ld wootee. woodid  eeg wood². ld wooteyn.
wootee  ld wood².
wooteyn  ld woodid.
woqooyi  Jihada koofur u tusmaysan ama ka soo hor jeedda. ld waqooyi.
wow  Magac carbeed oo tilmaama xarafka “w”.
wuqiyad  ld wiqiyad.
page : 39 of 40
<< < 34 35 36 37 38 39 40 >