50 haween ah oo la baray qorista iyo akhrista Farta Soomaaliga xidig 10 years ago Munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay 50 haween ah oo la baray qorista iyo akhrista Farta Soomaaliga oo ka dhacday magaalada Muqdisho. Share on FacebookPost on XFollow usSave