Author: xidig

qaamuus

Somali >< English

Adeegga bilaashka ah ee Google Translate wuxuu si dhakhso leh ugu tarjumaa ereyada, jumladaha codka, faylalka maqalka, podcast, dukumiintiyada, iyo bogagga shabakadda Soomaali > Ingiriis iyo Ingiriis > Soomaali.
qaamuus

Erayo English-Somali ah

Waa Qaamuus erayo kooban kaaso uu la socdo codka erayadda. Waa barnaamij qeyb ka ah Sheekooyinka Soogalootiga taasoo ah inay aruuriyaan sheekooyin qaabab kala duwan ah oo kusaabsan khibradaha …
cilmi

Akhris Baa Anfac Leh

Jidhka bini’aadanku wuxuu u baahanyahay oomato uu ku tamariyo ; sidaas oo kale caqliguna waxa lagama maarmaan ah in uu helo quud iyo dheef uu ku shaqeeyo; waana fikir-ka. …