Facebook ayaa isticmaala sirta farsamooyinka (artificial intelligence) si loo hagaajiyo moodhadhka mashiinnada taas oo u oggolaanaya barta bulshada in ay aqoonsadaan oo tarjumaan 24 luqadood oo cusub. Luuqadaha
Markaanu aragnay baahida loo qabo horumarinta akhriska iyo la jaanqaadinta dhiganeyaasheena afka-Soomaaliga ku qoran si looga faa’idaysto, Una gaadhi karaan guud ahaan Soomaalida ku kala nool dacalada dunida
Bandhigga waxbrashada Soomaaliyeed waa madal ay hal meel isugu imaaanayaan arday dugisayada sare kasoo qalin jibisay iyo jaamacadaha dalka iyo dibada ay ku kulmaayaan.
Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa waa dhacdo dhaqameed sannadle ah oo ku yaal gobolka waqooyi-galbeed ee Soomaaliya. Waa mid ka mid ah xafladaha waaweyn ee buugaagta ee
AFKA HOOYO, HANAD LA HARGADAY! Walow Gumaystuhu na kala dhantaalay, qolo walbana uu qool gaar ah ku xiray, walow aan ku heshiin waynay deegaankii balaarnaa ee barwaaqada iyo