| Xaraf | Dhawaaqa | Arey ka bilowda xarafkan |
|---|---|---|
| Bb | Ba | Bar, Baro, Buur |
| Tt | Ta | Taar, Talo, Toos, Tiro |
| Jj | Ja | Jaar, Jago, Jilib, Jeer |
| Xx | Ha | Xero, Xoog, Xeer, Xor |
| Dd | Da | Door, Dameer, Daad, Deg |
| Rr | Ra | Rabsho, Rag, Reer, Raad, Raas |
| Ss | Sa | Safar, Saliid, Sawir, Sahal, Saf |
| Shsh | Sha | Shan, Shanlo, Sheeko, Shaf |
| Dhdh | Dha | Dheg, Dhalo, Dhoof, Dhabar |
| Cc | AA | Caan, Cagaf, Cad, Caano |
| Gg | Ga | Gabar, God, Gees, Galab |
| Ff | Fa | Faan, Faras, Funka, Fasal, Fahan |
| Qa | Qoys, Qareen, Qiiro, Qumbe, Qalab | |
| Kk | Ka | Kaalay, Kaalmo, Keen, Koor, Kibir |
| Mm | Ma | Maal, Muruq, Meel, Mas, Male |
| Nn | Na | Nasiib, Noog, Nolol, Niyad |
| Ww | Wa | War, Wareeg, Waydiin, Wakiil, Wiil |
| Hh | Ha | Horay, Hogaan, Hees, Hilib, Higaad |
| Yy | Ya | Yeel, Yariis, Yey, Yaxaas, Yaanyo |
Shaqalada waxay u kala baxaan shaqalada dheer iyo shaqalada gaaban
Shaqalada gaaban waa Aa, Ee, Ii, Oo, Ou
Shaqalada dheerna waa AAaa, EEee, OOoo, UUuu
