baaritaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Raadinta wax qarsoon. 2. Suuq waayidda badeeco ganac loo soo bandhigay. ld baarid².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baarid

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. B. ah: Wax aad u qabow.
  2. eeg baar². ld baaraan, baaris³, baaritaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur