bacriminQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld bacrimayn.Habka isku darsanka unugyada taranka ee labka iyo dheddigga si ay u sameeyaan bacrimane.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bacrimaynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg bacrimee. ld bacrimays, bacrimin, bacrimis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0