dhicin
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
- eeg dhici. ld dhicis¹ (2).
- (daaw.) Ka soo dhicid ama ka soo saariid minka ilmo aan sadkooda dhammeysan, (dadka) muddada u dhexeysa bacriminta iyo 24ka asbuuc ee hore.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

