beeridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg beer³. ld beeris.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
beerQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rar, m.l)Macnaha:1. Xubin uurkujirta ah lafdhabarleyda ka mid ah midabkeedu madow guduud ku dheehanyahay ah oo samaysa xammeetida, dhiiggana wixii sumeynaya ka ilaalisa. 2. Qaybta dhexe ee miraha, jilicsan, qolof ku dahaaran oo uu geedku ka dhasho.Dhul la falay oo dhir, miro, badar iwm lagu abuuri karo.1. Dhul miro ku abuurid. 2. Ku b.: dareen gaar ah ku abuurid (qof).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
beerisQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld beerid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0