beer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rar, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Xubin uurkujirta ah lafdhabarleyda ka mid ah midabkeedu madow guduud ku dheehanyahay ah oo samaysa xammeetida, dhiiggana wixii sumeynaya ka ilaalisa. 2. Qaybta dhexe ee miraha, jilicsan, qolof ku dahaaran oo uu geedku ka dhasho.
  2. Dhul la falay oo dhir, miro, badar iwm lagu abuuri karo.
  3. 1. Dhul miro ku abuurid. 2. Ku b.: dareen gaar ah ku abuurid (qof).