dood
Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate
Macnaha:
- D. ah: nooc kabaha ka mid ah oo saanta geriga laga sameeyo.
- Hadal lagu falanqaynaayo arrin lagu muransanyahay oo la rabo in laga gungaaro.
- 1. (xis.) Marka laga hadlayo loojig, waa susun hawraaro ama weedho ah oo ka bilaabanta urur qaadashooyin ah kuna dhammaata go'aan. 2. (xis.) Urur hawraaro ama weedho ah oo loo yaqaan afeef iyo hawraar lagu soo gooyay oo loo yaqaan go'aan.
- Arrin lagu muransanyahay oo la rabo in lagu gun gaaro ra'yi ka jeedin.

