dool

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-lal, ml.)

Macnaha:

  1. Qof dilaa ah, tuug khatar ah, bahal halis ah iwm oo meel aan laga aqoon yimid.
  2. 1. Labada qaybood ee barida dadka ama idaha middood. 2. Doon yar oo webiyada looga tallaabo.
  3. Qof, bahal iwm meel aan laga aqoon aadid.