isle'eg

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (xis.) Weedh sheegaysa isle'ekaanshaha laba tibaax xisabeed, taas oo, labada tibaxood la isugu xiro astaanta isle'ekaanshaha (=), sida y = 3x, (x + y)2 = x2 + 2xy + y2.
  2. Isku jin ahaansho.