ekee
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2
Isrogrogga: (-keeyay, -kaysay)
Macnaha:
- 1. Xolo meel ku caashaqid. 2.(f.g) Labo wax ama ka badan wax isle'eg ka dhigid. 3. (f.mg) Ku e.: wax meel ku joojin. 4. (f.mg) Isu e.: wax qaabkiisa isu yeelid.

