laaluush

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Lacag ama wax kale oo loo bixiyo ama loo qaato in arrin aan gar ahayn lagu fuliyo.
  2. Laaluush siin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur