mici

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-iyo, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Ilkaha fiiqfiiqan ee u dhexeeya foolaha iyo gawsaha midkood. 2. Dalag meseggo, galley iwm oo markaa soo baxaaya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur