misigQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-sko, m.l)Macnaha:Xubinta u dhexayso bawdada iyo lafdhabarka xaggeeda hoose; sin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-imo, m.l)Macnaha:Misig.1. Laba wax ama ka badan isla ekeysiin. 2. Saf iwm qallooc ka bi'in. 3. Caddaalad wax ku maamulid.4. Dhaawac qiimayn. 5. Ku s.: cid maqan wax u sii ilaalin. 6. U s.: hadal joojin.Lamidka: MisigSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0