hays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Meel godan oo kuruska iyo misigta geela u dhexeysa.
  2. ld hayn².

hayn

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geed abaareed aan qodax lahayn; dalluug.
  2. eeg hay. ld hays².