misig

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-sko, m.l)

Macnaha:

  1. Xubinta u dhexayso bawdada iyo lafdhabarka xaggeeda hoose; sin.

sin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-imo, m.l)

Macnaha:

  1. Misig.
  2. 1. Laba wax ama ka badan isla ekeysiin. 2. Saf iwm qallooc ka bi'in. 3. Caddaalad wax ku maamulid.4. Dhaawac qiimayn. 5. Ku s.: cid maqan wax u sii ilaalin. 6. U s.: hadal joojin.

Lamidka: Misig