qoqob

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. (xis.) Qayb ka mid ah xarriiq ama xood oo u dhexeeya laba barood oo ku yaalla xarriiqda ama xoodka. 2. (xis.) Gobol u dhexeeya boqonka goobo iyo qaansada ku aaddan ee gooya boqonka. Tusaale ahaan, bedka u dhexeeya boqon goobo iyo qaansada ku aaddan waa qoqobka goobada.
  2. 1. Dhis, raro, ood iwm oo lagu kala qaybsho guri, xero iwm. 2. Dhul yar oo hareeraha ka xaydaaman. 3. Karantiil.
  3. 1. Xero ama aqal gudahiisa dhis ku kala goyn. 2. Nafley karantiilid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

karantiil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld karantiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur