tamar socod
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Summad: Ek. Tamarta ay walaxi ku kasbatay socodka ay ku jirto, le'egna hawsha ay qaban karto, marka walaxda la joojiyo. Waxaa lagu helaa isle'egtan. Ek = 1/2 mv2, taasoo m-ay tahay cufka walaxda; v-ay tahay xawaaraha walaxda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

