motoor

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Qalab qaab tamareed sida, tamar danab u beddela tamar socod. ld matoor.

matoor

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ro, m.dh)

Macnaha:

  1. ld motoor.
  2. (fiis.) Matoor danab oo u habeysan in uu ku shaqeeyo qulqul talantaaliya.