xubin
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-bno, m.l)
Macnaha:
- 1. Qaybaha oogada nafleyda middiiba, siiba inta laba kalaggoys u dhexaysa ama isku cad ah. 2. Dadka maamul ama urur ka koobanyahay, midkiiba.
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-bno, m.l)
Macnaha: