xul
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Wax badan kuwa laga soo xushtay. 2. ld xulid.
- (xulay, xushay) 1. Tiro wax kale oo la nooc ah fiicnaan uga doorid. 2. Wax, wax kale ka dhex baarid. 3. Kayn iwm dhex marid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

